Ciidamo hor leh oo laga qaaday Muqdisho oo saakay la geeyay Dhuusomareeb

Waxaa saakay magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug la geeyay ciidamo cusub oo katirsan booliiska Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaan Haramcad. Ciidamadan saakay la geeyay magaalada Dhuusomareeb ayaa diyaarado looga qaaday magaalada Muqdisho, waxa ayna ciidankan ka mid noqonayaan ciidamada dowlada ee sugaya amaanka Dhuusomareeb iyo deegaanada ku … Continue reading Ciidamo hor leh oo laga qaaday Muqdisho oo saakay la geeyay Dhuusomareeb